Adeegyo
Caawinta foomamka la xiriira deeqaha, guryaha, dugsiyada, iyo socdaalka.
Fahamka waraaqaha rasmiga ah, ogeysiisyada, iyo dhammaan dukumentiyada kale.
Taageero ku saabsan buuxinta foomamka onleenka ah, koontooyinka, iyo gelinta faylasha.
Koorsooyin xirfadeed oo ku saabsan daryeelka, amniga, cunto karinta, iyo kuwo kale
Caawinta qorista CV-ga, codsiyada shaqo, iyo diyaarinta wareysiyada.
Bilow ganacsi adigoo helaya hagitaan ku saabsan diiwaangelinta iyo qorsheynta.
Baaq Taageero
Ma u baahantahay caawimaad foomam, dukumentiyo, ama adeegyo la xiriira? Hopelink waa kuu diyaar.
Waxaan bixinaa taageero cad oo qiimo jaban leh si aan kaaaga caawino inaad hawshaada dhammaystirto adigoon waqti lumin ama wareersanayn. Ku bilow maanta — waan kuu diyaar nahay markaad diyaar tahay.