Adeegyo

Caawinta foomamka la xiriira deeqaha, guryaha, dugsiyada, iyo socdaalka.
Fahamka waraaqaha rasmiga ah, ogeysiisyada, iyo dhammaan dukumentiyada kale.
Taageero ku saabsan buuxinta foomamka onleenka ah, koontooyinka, iyo gelinta faylasha.
Koorsooyin xirfadeed oo ku saabsan daryeelka, amniga, cunto karinta, iyo kuwo kale
Bar xuquuqdaada iyo adeegyada kuu furan.
Caawinta qorista CV-ga, codsiyada shaqo, iyo diyaarinta wareysiyada.
Bilow ganacsi adigoo helaya hagitaan ku saabsan diiwaangelinta iyo qorsheynta.
Taageero ku saabsan ballansashada fiisaha, safarka, iyo ballamaha.
Baaq Taageero

Ma u baahantahay caawimaad foomam, dukumentiyo, ama adeegyo la xiriira? Hopelink waa kuu diyaar.

Waxaan bixinaa taageero cad oo qiimo jaban leh si aan kaaaga caawino inaad hawshaada dhammaystirto adigoon waqti lumin ama wareersanayn. Ku bilow maanta — waan kuu diyaar nahay markaad diyaar tahay.